Heshiiska C hromebookga
Waxa laga filaayo isticmaalkiisa(Expectations for Use)
In ardaygu heli karo markasta(24/7 ) inuu galo Chromebook waa masuuliyad iyo fursad waxbarasho oo dheeraad ah. Waxay u suurto gelinay in uu heli karo kaydad iyo habab waxbarasho oo aanu hore u heli jirin waqti kasta. Waxaa la siinayaa qalab uu markasta awood ugu yeelanayo in uu ku helo kaydadkaa iyo hababkaa waxbarasho. Chromebookga waxaa loo isticmaalayaa waxbarashada oo keliya.
Lahaanshaha(Ownership) Chromebookga awoodiisa qaybintiisu waa hanti ay leedahay Dugsiyada Bulshada Ee Bloomington(Bloomington Bloomington Public Schools). Sida ugu macquulsan, ardayda qalab isku mid ah ayaa la siinayaa markaa fadlan xafid.Fadlan dhaqaalee qalabkan si ardayda ka danbaysaa u isticmaalaan haday suurto gasho.
Waqtiga(Timeline) Ardaygu wuxuu markasta geli karayaa Chromebook xataa dhamaadka todobaadka iyo marka fasaxyada lagu jiro.(fasaxyada qaboobaha iyo dayrta) hada laga bilaabo illaa marka iskuuladu xidhmayaan ee fasaxa kulaylaha la gelayo.
Samaynta/Bedelida(Repair/Replacement)
Wixii dhiibaato ah ee la xidhiidha Chromebookga wargeli macalinkaaga ama xarunta warbixinta (media center) saacadaha shaqada. Hagaajinta iyo daryeelida waxaa samaynaya farasamayaqaanka degmada. Sida buugta kale waxyeelaynta ama khalad u isticmaalida Chromebookga waxaa masuuliyadeeda qaadaya ardayga iyo waalidkiisa. Markaan hoos saxeexayo ,waxaan aqoonsanahay aana fahamsanahay,in la iga sugaayo in aan raaco sharciga wax u isticmaalida sida dhawrsan(sharciga 524) ee Dugsiyada Bulshada Ee Bloomington,kaas oo khusaynaya sida loo isticmaalayo Chromebookga guriga dhexdiisa iyo iskuulkaba.Haddii aad ka gaabiso in aad sharciga raacdo waxaa dhici karta in talaabo arinkaa la xidhiidha lagaa qaado kasoo ay leeyihiin Dugsiyada Bulshada Ee Bloomington, Magaca Ardayga_______________________________________________________________ Saxeexa ardayga _________________________________ Taariikhda ____________ Magaca Waalidka ________________________________________________________________ Saxeexa waalidka _____________________________________ Taariikhda ____________ Guriga ❏ ❏ ❏
ma ku haystaa internet aad ku geli karto Chromebookga? Haa – Aan xadhig u baahnayn(wireless) Haa – Xadhig leh(wired only ) Maya – Ma haysano internet aan ku geli karo Chromebookga.
Warbixinta Chromebook Ee Waalidiinta iyo Ardayda Aaladan(Device) waa mid ka mida habka diyaarinta farsamayaqaanada berito,waa in ay helaan aalad qof kasta u si gaar ah wax ugu baran karo marka uu dugsiga joogo iyo marka uu ka maqanyahayba; Walxaha sidaas ah aradayda dugsiga dhexe waxa u noqonaya Chromebook. Ujeedada aaladan loo bixinayo waa in ardaygu helo waqti dheeraad ah oo si gaara isugu xidhaya macalinka iyo aradayga ayna weheliso kaydad waxbarasho oo dheeraad ah iyo habab wadashaqayneed oo abuuri kara hindisaad iyo fikir cusub.
Qalabka(Tools) Dusiyada Bulshada Eee Bloomingto(BPS) shaqaalahooda iyo ardaydoodu waxay
isticmaalaan xoogaa ka mid ah qalabka waxbarashada ee dijitalka ama kambuyuutarka.Kor u qaadida in markasta qalabkaa la heli karo samaynteedu waxay keenay in awood dheeraad ah loo yeesho isticmaalkooda.Chromebook waxa loo isticmaali karaa waxyaabahan: ● Samaynta si wada jir ah dukamntiyo,bandhigyo,warqad qoraalo,sawiro, iyo websaydhyo ● In mar laga geli karo websaydhka fasalka si loogala socdo wixii warbixin,shaqo guri ama hawlo kale ah ● In lagula xidhiidho dadka khibrada leh,macalimiinta iyo ardayda fasalkaba ● In uu ka caawiyo macalinka iyo aradaygaba in la ogaado waxa ardaygu qaban karo iyo wuxuu yaqaanba ● In laga caawiyo macalinka in ardaydu ay qabtaan shaqooyin kala gedisan isku waqti ama waqti kasta
ISD271.org Kani waa koonto googlka ku jirta oo waxbarasho. Waxa fulisaa hawshan oo kale qofkii koonto ku leh Google laakiin maamulkeeda waxaa kor kala socda Degmada,ha ku samayn xayaysiis aadna ula soco waxaa aad ku isticmaalay,waxyaabaha aad ka helaysi waxaa ka mid ah: ● Mail Aad kula xidhiidhi kartid macalimiinta,ardayda,iyo wixii shaqada iskuulka la xidhiidha ● Goob aad wax ku kaydsan karto oo onlayn ah,dokumanti aad cid la wadaagi kartid,bandhig,iyo warqad qoraal ● Bildhawr(Calendar ) Meelo lagala socon karo ● Xidhmo(Sites )wax lagu samaysan karo websaydh wax isku xidha ● Adeegyo dheeraad ah oo Google aad ka heli sida EasyBib, Brain Pop, and more
Kana Moodle waa hab interneeka loo isticmaalo oo koorasyada lagu
diyaariyo( Learning Management System (LMS) . Macalimiin badan Ayaan isticmaala si ay ugu soo diyaarsadaan darasadooda. Waxa lagu kaydiyaana waa xafidan tahay.Ardaygu waa kula xidhiidhi karaa ardayda kale ee barnaamijka ku jira.Waxyaabah laga helo waxaa ka mid ah: ● Hawlhii iyo macaluumaadkii hal meel ayaa lagu kaydinayaa si ardaydugu u isticmaalo ● Waxa ku kaydsan waxaa ka mid ah waxyaabahan( links, documents, Google documents, audio files, and videos) ● Waxa lagu sameeyaa,wada hadlka,qiimaynta,wada jir wax u wada qabashadaa ● Waxay suurto gelin kartaa in macalinku uu hawlo kala duwan uga diro arday kala duwan meelo kala duwan
HUB Waa internyt iskuulada Bloomington laga leeyahay,ayna isticmaalaan arayda,macalimiiinta iyo
waalidiintuba. Arday iyo waalid kastaa wuxuu leeyahay akoohjn. Waxyaabaha laga helo waxaa ka mid ah: The Hub is a Bloomington owned online tool for students, parents, and teachers. Each parent and student has an account. Features of the HUB include: ● Kalandar ama taariikhaha arday kasta hawlihiisa oo u gaar ah oo macalin kasta soo geliyo ● War kasta oo iskuulka ama fasalka ardaygaba ka soo baxa oo lagu soo qoro ● Dhibcaha iyo iskuul imaanshaha ardayga oo la soo koobay ● Dhibcaha imtixaanadii hore iyo warbixintooda ● Warbixno ku saabsan baaswoodhka ardayga ee degmada,labarada lookarkiisa,iyo waxyaabo kale
Masuuliyada Isticmaalida Chromebook waxaa leh Bloomington Public Schools waxana la
amaanaysiiyey ardayga si uu wax ugu barto.Waxa ardayga laga sugayaa in uu u isticmaalo aaldan si uu wax ugu baran lahaa iyo hawlaha dugsiga la xidhiidha,sharciga dusiyada ee Policy 524 wuxu tusinayaa istcmaalida hantida dugsiyada,si aad u ogaatid sharcigaa dhamaantiis ama booqo halkan www.bloomingtonschools.info/aup.
Habka interneetka loo isticmaalayo(Internet Use Guidelines) in aad hesho internet ma aha
qasab ee waa wax dheeraad ah oo lagu siiyey. Waxaad u isticmaali kartaa in aad ka raadiso infoomayshan,ama isticmaashid ,ama aad cid kula wadaagtid,waxaa lagaa rabaa in aad raacdo Tilmaamahan. Jebinta tilmaamahani waxay keeni karaan in talaabo lagaa kaado ma lagaajoojiyo isticmaalka inernetka. * U isticmaal internetka waxyaabah waxbarashad ah ama waxyaabah fasalkaaga la xidhiidha. * Ixtiraam sharciga iskuulka iyo dhaqanka wanaagsanba. * Noqo mid hufan oo kelmado wanaagsan isticmaal. *Ixtiraam xaquuqda dadka kale. * Raac sharciciga xirfad dhawrida,sheeg meeshaad ka keento warbixinahaaga iyo macluumaadkaaga. *Si sax ah isu sheeg,hase sheegin adrayskaaga yio lambarka teleefookaaga am qof kale kiisa. * Ogow E’maliku ma aha barayfad. Dadka xukuma waxy helikaraan macluumaadkaaka kuwii hore iyo kuwii danbeba. * Ixtiraam networka. Si xilkasnomo leh u isticmaal wakhtiga iyo waxyaabaha ku jira interneetkaba.Respect the network. * Ixtiraam sakayuuratiga sistamaka. * Isticmaalka kuwan sida Moodle, Google Apps for Edu, the Hub, Wikis, Blogs, iyo meelaha kale layskula xidhiidhaba waxaa loo arkayaa adiga oo fasalka ku dhex jira. * Waxaa lala tiigsankaraa maxkamad denbi qofkii isticmaala oo aan awood loo siinin. Eeg sharciga( Board Regulation 524 section I.)
Shaandhyn(Filter) interneetka Chromebookga waxa lagu samaynayo waxaa lagala soconayaa degmada meelkasta oo aad joogtidba. Shaadhayntani waxay joojinay waxa aan la ogolayn in dayartu isticmaasho,Ee sharcigan.( Children’s Internet Protection Act (CIPA)),Waxan ka mida
caruur qaawan,anshaxumo,wax dhib u keeni kara dayarta. Ma jirto shaandhayn dhamaystirani:Tan ugu fiicani waa waalidka oo la socdaiyo ilmaha oo la baro in uu sameeyo go’aano fiican oo ku saabsan waxa ay u isticmaalayaan interneetka. Ka warqabka iyo La shaqaynta Qoyska(reerka) Qoysku waxay ardayga uga caawin karaan
barashada masuuliyada sidan: ● In la kal baro sida loo kal isticmaalo waxaa aad leedahay iyo waxa shaqada la xidhiidha ● Ka warqabka waxa loo isticmaalayo iyo waxa lagu qabanayo Chromebookga ● Aqbilaada sida uu tilmaamayo tusuha sheegaya waxa lagu isticmaalayo marka guriga la joogo iyo marka la ogolyahay isticmaalkiisa ● In la xadido waqtiga la jaargaraynayo . Waalidiinta qaarkood waxay ku jaajgreeyaan qolka hurdada si ay ula socdaan waqiga uu daaran yahay iyo marka uu dansanyahay habeenkiiestablishing a routine for charging ● In la eego waxyaabah lagu sameyyey interneetka chromebookga Warbixino iyo talaayin dheeraad ah waxaad ka heli kartaa www.bloomingtonschools.info/NTLparents.
Interneetka marka aan iskuulka la jooginInternet AHelitaanka ama gelitaanka
interneetka marka aan iskuulka la joogin waxay ardayga ka caawinay in uu helo kaydad dheeraad ah oo uu wax kabaran karo iyo habab kale . Qoysaska aan hasayn interneetka aan waayirka u baahnayn waxay,isticmaali karaaan Etherne oo ku xidhayaan USB waxaana laga heli karaa dukaamada qalabka elektrooniga ah gada ama iibsha. Qoysaska aan hada adeega interneetka haysan waxay haystaan siyaabo badan oo ay ku heli karaan sida kuwan: ● Connect2Compete.org/Bloomington: Waa hayad kaa caawinay in aad hesho adeeg adeeg lacag la’aan ah ama jaban illaa($10 bishii) waana arin aad ugu fiican qoysaska aan haysan adeega interneetka. ● Wifi Hotspots: Waa mid kale oo iskuulka( media center)ka laga qaadan karo waase wax kooban waxayna ku xidhan yihiin signalka selefoonka. Waxay u fiican yihiin ardayda mar mar rabta in ay galaan interneetka. ● Xarunta Isgaarsiinta Ee Iskuulka(School Media Centers): Iskuulada oo dhami xaruntani waxay shaqaysaa saacado dheeraad ah ,iskuulka ka hor iyo ka dib labdaba. ● Goobaha Bulshada(Community Resources): Laybareeriyada,meelaha bisniyada ah badankood iyo hayadahuba waxay leeyihiin wifi bilaash ah oo furan. Warbixin intaa dheer oo ku saabsan sidaad u helay adeegan waxaad ka hela www.bloomingtonschools.info/NTLinternet.
Sidaad u daryeelilahayda Chromebookga SArdayda waxaa laga rabaa in ay daryeelaan laabtaabkan sida ay u daryeelaan hanti kasta oo iskuulku leeyahay oo ay hayaan. Siyaabah loo
daryeelayo waxaa ka mid ah:tudents are expected to care for laptops as they would any other school property in their care. ● ● ● ● ● ●
Ku qaad boors aaladan marka aad iskuulka imanay iyo marka aad ka baxaba iyo marka aad iskuulka dhexmarayso Maalin kasta aaladan soo qaado isaga oo baytarigiisu buuxo Ku wargeli medi centerka dhib kasta oo ku timaada sida ugu dhakhsaha badan Haddaad dhib kal kulanto aaldan,dami,oo daar mar kale.Haddii dhibtu sii socoto,sida ugu dhakhsaha badan ku wargeli media centerka. Waxa ha ku cunin ama ku cabin meel u dhow aaladan,ka illaali qoyaanka. Haday kaaga dhacaan markiiba dami oo keen media centerka. Ka ilaali in aad kaga tagto meel dhibi ka soo gaadhi karto sida- Kulyladaran,qabow,ama caruuraha ama eeyaha iyo bisadaha agtooda,ama meelaha dadku isugu yimaadaan ama baabuurka dhexdiisa.
Haddii chromebookgu uu lumo ama la xado: Dhibta(Problem)
Tusaale(Examples)
Maxaad samaynay(Action Required by Student)
Jabida Heerka 1aad: Dhib kuma keeni shaqada-weli waa la isticmaali karaa Fiiga(Fee): Ma jiro( None)
Gees xariiqmay Muraayada oo gees ka dilaacday Xoqniins Dhibco yar yar
Marka aad soo celinay iskuulka u sheeg ama marka uu shaqadiisa qaban waayo
Jabida Heerka : Waxay dhib u gaysatay sida aaladu u shaqaynay Fiiga(Fee): $25
Muraayada oo dilaacda
Markiiba iskuulka la soo socodsii.
Jabida Heerka 3aad: Level 3 Damage: Lumay ama aad wax u noqday Fiiga(Fee): $50
Aalada oo lunta
Kiishka oo luma Fiiga(Fee): $15
Kiiska oo luma ama wax unoqda si aan wax laga qaban Karin.
Soo sheeg lumitaanka kiishka.
Iska burburin(Vandalism) Fiiga(Fee): Qiimaha hagaajinta ama bedelida oo dhan.
intentional damage
School may file a police report.
Tuugo(Xadid) Fiiga(Fee): $0
Jaarjarka oo jaba ama luma Markiiba iskuulka la soo socodsii.
Sida farsamayaqaanka degmadu ku qiimeeyey aalada dib looma hagaajin karo
Iskuulka dhexdiisa,u sheeg medi centerka iyo cida booliska metesha. Iskuulka debediisa,markiiba wargeli booliiska dacwadna xeree markiiba.